Saadaal Media

Coverge You Can Count On

Saturday
Sep 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
.Hiiraan:Al-Shabaab oo gacan ka goysay qof la xukumay.

.Hiiraan:Al-Shabaab oo gacan ka goysay qof la xukumay.

Hiiraan- (Saadaal Media):- Maxkamadda maamulka Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ee magaalada Beledweyne ayaa maanta xukun gacan goyn ah ku fulisay labo nin dhalinyaro ah.

Waxaa xukunkan lagu fuliyay Haaruun Cabdi Cilmi oo 21 jir ah iyo Liibaan Xirsi Xuseen oo...

Masar oo ugu baaqday dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho in ay is xakameeyaan

Dowladda Masar ayaa walaac aad u xoogan ka muujisay dagaalada weli ka sii soconaya magaala...

Dableey nin ku dishay Wadajir

Koox ku labisan dareeska ciidamada dowladda KMG ayaa ku dilay hal qof dhalinyaro ah gudaha...

Ciidamada AMISOM oo sheegay inay hormar ka sameeyeen dagaaladii u dambeeyay ee magaalada Muqdisho

Saraakiisha ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa sheegay inay sameeyeen hormar mudooyin...

Baardheere:Barakacayaasha Baardheere oo cabanaya.

Baardheere:Barakacayaasha Baardheere oo cabanaya.

Baardheere, (Saadaal Media):- Xaaladdan ayaa waxaa ay saameyn ku yeelatay dadka barakacayaa...

Al-Shabaab oo Hiiraan ka bilaabey Aruurinta Sakooyinka.

Al-Shabaab oo Hiiraan ka bilaabey Aruurinta Sakooyinka.

Beledweyne, (Saadaal Media):- Maamulka ayaa goobo cayiman u tilmaamay dadka inay isugu geey...

 

Garoonka Diyaaradaha iyo Dekeda Muqdisho oo dowlada ay ku wareejisay shirkad Ajnabi ah.

Muqdisho-(Saadaal Media):- Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa muddo toban sanno ah u saxiixday inay maamusho shirkad caalami ah lagu magacaabo SKA Air Logistics, iyadoona ... Read more...

Muqdisho: Ciidamada Amisom oo deegaano Cusub Fariisin ka sameystey.

Muqdisho: Ciidamada Amisom oo deegaano Cusub Fariisin ka sameystey.

Ciidamda Ururka Midowga Afrika ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta fariisimo cusub waxaa ay ka sameysteen qaybo ka mid ah degmada Wadjir ee gobolka Banaadir, halka...

Read more...

Mid ka mid ah Hay'adaha UN-ka oo digniin loo direy.

Muqdisho- (Saadaal Media):- Kulankaani oo ay isugu yimaadeen xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa inta badan waxaa ay kaga hadlayeen dhaliilo ay u jeedinay...

Read more...
More:

Obama ends 'combat mission' in Iraq

Obama ends 'combat mission' in Iraq Barack Obama, the US president, has declared an end to the US war in Iraq and told Americans that restoring the country's sagging economy was now "our central mission as ... Read more...

More AU troops arrive to boost Somalia peace force

More AU troops arrive to boost Somalia peace force  Hundreds of mainly Ugandan troops have arrived in Mogadishu to strengthen an African Union peacekeeping force helping Somalia's government battle Islamist insurgents, an ... Read more...

Peacekeepers say Al Shabaab under control

Peacekeepers say Al Shabaab under control

While the world is worried that the recent Kampala bombings were a sign that Al Shabaab is growing in strength, the peacekeepers in Mogadishu maintain they have made some...

Read more...
More:

Halgankii Sayid Maxamed Cabdille Xasan

 Halgankii Sayid Maxamed Cabdille Xasan

Taariikh Kooban oo ku saabsan Sayid Maxamed Cabdille Xasan , Allaha u naxariistee, iyo halgankii hubaysnaa ee uu kaga soo horjeeday gumaystayaasha Ingiriiska, Xabashida, ...

Read more...

Gabay:Qalbi Karbaash,waxaa tiriyaya gabyaaga caanka ah ee Dhoodaan

Gabay:Qalbi Karbaash,waxaa tiriyaya gabyaaga caanka ah ee Dhoodaan

Xaflad lagu maamuusayey daahfurkii Kulyadda Lafoole, kolkii ay noqotay kulyad madaxbannaan badhtamihii 1970aadkii, oo isla Lafoole lagu ...

Read more...

Towjiihaad Jaantusyo Wata oo ku Saabsan Tobanka Dambe ee Ramaddaan

Towjiihaad Jaantusyo Wata oo ku Saabsan Tobanka Dambe ee Ramaddaan

تنزل الملائكة والروح فيها بإذن ربهم من كل أمر(4) سلام هي حتى مطلع الفجر( 5)

قال صلى الله عليه وسلم “من صام رمضان إيمانًا واحتسابًا غُفر له ما تقدم من ذنبه

Ilaah baa mahad le...

Read more...

Geeridii Nabiga S.C.W

Geeridii Nabiga S.C.W

Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun, habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa...

Read more...

Idaacada VOA da oo wareysatey Sh. Maxamed Siciid Atam(Dhageyso)

Idaacada VOA da oo wareysatey Sh. Maxamed Siciid Atam(Dhageyso)

Idaacada VOA'da laanteeda af-Soomaaliga ayaa waxay wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatey Sheekh Maxamed Siciid Atam oo ka hadley dagaalkii Karin, isagoo sheegey in...

Read more...

Waraysi: Caaqil Axmed Cabbaas Ibraahim oo ka hadlaya dagaallada Puntland(maqal)

Waraysi: Caaqil Axmed Cabbaas Ibraahim oo ka hadlaya dagaallada Puntland(maqal)

Seattle,Washington(Saadaal+Laasqorey on line) Waraysi shabakadda Laasqoray Online la yeelatay Caaqil Axmed Cabbaas Ibraahim, oo ka mid ah waxgaradka Puntland ka soo jeeda ...

Read more...

Maamulka Faroole oo Sas ka Qaadday Saxaafadda Xorta ah

Maamulka Faroole oo Sas ka Qaadday Saxaafadda Xorta ah Tan iyo intii uu madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole la wareegay hoggaanka dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaa isa soo taraya xadgudubyada iyo cabudhinta lagu h... Read more...

Dareenka Qabyaaladeed Waa Dilaaga Garashada Ummadeed

Inteenna badan xididdada iyo halbowlayaasha jidhkeenna waxa sida cudurka “Kansar-ka” ee aan bogsiinta qumman lahayn u dhex xulaya oo ugu sii faafaya dareenka silloon ee q...

Read more...

Heshiiskii UWSLF & Itoobiya: Daw iyo Daw-darro

Heshiiska dhexmaray ururka UWSLF iyo dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa ku soo beegmay xilli adag oo laga qaadan karo aragtiyo kala duwan. Heshiiskaas ayay labada dhinacba k...

Read more...

Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar?

Sideed ugu xamaalan kartaa Qatar?

Baasboorkee  lagu soo gali karaa  Qatar?

Waa su’aal ubaahan in layswaydiyo mar haddii- heshiis ama heshiis la’aan- dowladnimadii ladiidey!

Dowlad la’aantii xanuun...

Read more...

A Country in Transition: The Lure of Clan-Based Regional States in Somaliaf

THE COLLAPSE of the authoritarian government in Somalia in 1990 has been the catalyst of enormous change both at a personal, and at an institutional level with the emerge... Read more...

Somalia: Are Somali Americans snared victims of Al Shabab or Terrorists?

Somalia: Are Somali Americans snared victims of Al Shabab or Terrorists?
There has been recently, highly promulgated row on finding few Somali Americans who were prosecuted as being sympathetic to Al Shabab terrorist group. The US Justice Depa...

Read more...

BRILLIANT POLITICIAN SPEAK ABOUT UPROOTED COMMUNITY.‏

 	 BRILLIANT POLITICIAN SPEAK ABOUT UPROOTED COMMUNITY.‏

Hon Asha Ahmed Abdala a member of Somali parliament and veteran politician whose constituency is Sanaag Region Puntland State of Somalia. Hon Asha Abdala represents Puntl...

Read more...
More:

Booqashadii SDSI Ee Magaalada Seattle ee Gobalka Washington (Dhageyso Khudbooyinkii Oo dhan)

Booqashadii SDSI Ee Magaalada Seattle ee Gobalka Washington (Dhageyso Khudbooyinkii  Oo dhan) Seattle,Washington (Saadaal Media) Waxaa tariikhdu markay ahayd 16 bishan July 2010 soo gaaray magaalada Seattle ee gobalka Washington wafti ka kooban Shan xubnood oo uu ... Read more...

Soomaalida ku xiran xabsiyada dibada yaa u maqan??? Dhacdo naxdin leh!!!!

Soomaalida ku xiran xabsiyada dibada yaa u maqan??? Dhacdo naxdin leh!!!!

Sidaa wada ogtihiin burburkii dowladda Soomaaliya kadib, waxaa lasoo gudboonaaday shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan dhibaato baaxad weyn, waxaa dhacay kala cara...

Read more...

TACSI: Rabbi ha’u naxariistee waxa shalay Garbahaarey ku geeriyooday marxuum C/laahi Cismaan Cali Jaamac

TACSI: Rabbi ha’u naxariistee waxa shalay Garbahaarey ku geeriyooday marxuum C/laahi Cismaan Cali Jaamac Garbahreey,Gedo (Saadaal Media) Inaa lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun. Waxaa galabta oo ay taariikhdu ahayd 15/08/2010 ku geeriyooday Degmada Garbahaareey ee G/Gedo Allah... Read more...

Tahniyada Dhalasho farxad Leh

Tahniyada Dhalasho farxad Leh

Dhamaan dadka hoos ku qoran oo ku kala nool wadamada kala ah .somaliya iyo u.k U.s.A iyo Denmark iyo holland waxay hambalyo dhalasho udirayaan mr.Qaasim ahmed ismaaiil iy...

Read more...
Banner

Saadaal TV

Daawo:Werarkii Hotel Muno Ee Mogdisho.

Saadaal Media On FaceBook

Saadaal Media`s Page On Facebook

Somali Audio News

You must have the Adobe Flash Player installed to view this player.

Quran Verse

Verse of the day:
(Take) eight (head of cattle) in (four) pairs: of sheep a pair, and of goats a pair; say, hath He forbidden the two males, or the two females, or (the young) which the wombs of the two females enclose? Tell me with knowledge if ye are truthful: 6:143
My Link On faceBook

Dhalinyarada iyo Dhoofka(VOA)

Dhalinyarada Iyo Dagaalada

Md.Faroole SSC iyo Somaliland Waa Isku Mid(Dhagayso)

SSC Iyo Somaliland wax Isma Dhaamaan

Taariikhdii Kacaanka(Dhagayso)

 

Taariikhda Kacaankii 21-ka Octobar


Qeybta 1-aad -Dhageyso


Qeybta 2-aad -Dhageyso


Qeybta 3-aad -Dhageyso


Qeybta 4-aad -Dhageyso